Madaxweyne Deni oo kuxigeenkiisa Axmed Karaash u magacaabay La-taliye cusub (Wareegto)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 26-da July 2022, soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 40, kuna saabsan magacaabid La-taliye Madaxweyne Kuxigaanka Puntland Axmed Karaash. Wareegtada uu soo saaray Madaxweyne Siciid Deni ayuu ugu magacaabay Cabdirisaaq Mire Xasan (Gawiido) in uu noqdo la-taliyaha Madaxweyne Ku-xigaanka ee Arrimaha Siyaasadda. Madaxweyne Deni Xeerka … Continue reading Madaxweyne Deni oo kuxigeenkiisa Axmed Karaash u magacaabay La-taliye cusub (Wareegto)